Passer au contenu principal

Messages

Affichage des messages du mai, 2013

Hommage au Dr Rabeh

Geesiga cartamayiyo (1) , Gabadh laga dhur-sugayiyo, Gadh-cadaadi taliyiyo, Sabigaan gu' wali jirin, Gabigeen insaanoow, Geeri baan u naalaa. Ruuxba malin buu gu'i ! Guulloow taada weeyee, Cumar waakii guusee, Gobanimo u soomee, Geed walba u fuulee, Guumaysi diidee, Naga guur ku yidhiyee, God madaw u galayee, Gaajiyo harraad badan, Guntiga u adkaystaye... Guushii markay timi, Ee wadankii u soo galay, Guuleed iyo xertiisii, Waa kuwii gilgilay ee, Ka goo-gooyay kaarkee (2) Dabeed gagada wadhay ee, Gabaahiir ku tuuray e, Guulloow Allahayoow, Geesigaasi naga baxay, Garabkii ambiyadiyo, Geedihii Fardawsaad, Goob ka mida u sii gee, Gogoshiisa aakhiro. La terrifiante nouvelle m'est parvenue le mercredi 17 avril 2013 aux environs de 10 heures (heure locale d'Ottawa). Le Dr. Omar Osman Rabeh (né Omar Malaw) s'était éteint dans un hôpital de la capitale égyptienne, suite à une longue maladie. Omar (AHUN) venait de mourir apatride (3) , lui qui n'a jamais épargné la moi